Press "Enter" to skip to content

Daawo: Xasuusihii Qosolka Iyo La Yaabka Lahaa Ee Uu Arsene Wenger Kaga Tagi Doono Premier League

Tababaraha Arsenal ayaa ugu dambayn shaaciyay in uu dhamaadka xilli ciyaareedkan ka tagi doono kooxda Arsenal kadib 22 sano oo uu joogay. Tababaraha reer France ayaa dhib iyo dheefba la qaatay kooxda Arsenal isaga oo kula guulaystay koobab badan waliba adduun¬† weynaha baray magaca Arsenal. Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa muuqaalada qosolka […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/daawo-xasuusihii-qosolka-iyo-la-yaabka-lahaa-ee-uu-arsene-wenger-kaga-tagi-doono-premier-league/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: