Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay gool taariikhi ah kulankii ay kooxdiisu guusha weyn ee 3/0 ah ka gaartay kooxda Juventus kulan ka tirsanaa champions League. Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 2-aad ee ciyaarta isaga oo goolka u dhaliyay si qurux badan oo ay si weyn ula dhexeen dadka adduunku. Hadaba isla xiddigihii garoonka ku jiray ee Juventus […]

Daawo: Qaabkii Ay Xiddigaha Real Madrid & Juventus Uga Fal Celiyeen Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Ronaldo
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment