Press "Enter" to skip to content

Daawo: Dabaal Degii Waalida Ahaa Ee Ka Dhacay Magaalada Uu Mohamed Salah Ku Dhashay Kadib Markii Uu Ku Guulaystay Xiddiga Ugu Fiican Premier League

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa ku guulaystay xiddiga ugu fiican premier League xilli ciyaareedkan isaga oo ku mutaystay qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay. Mohamed salah ayaa xilli ciyaareedkan dhaliyay 41 gool oo tartamada oo dhan ah iyo 31 gool oo horyaalka premier League ah isaga oo sidaas ugu mutaystay abaalmarinta. […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/daawo-dabaal-degii-waalida-ahaa-ee-ka-dhacay-magaalada-uu-mohamed-salah-ku-dhashay-kadib-markii-uu-ku-guulaystay-xiddiga-ugu-fiican-premier-league/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: