Xiddiga reer Argentin ee Lioel Messi ayaa xalay dhaliyay laadkiisii xorta ahaa ee 7-aad ee xilli ciyaareedkan kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay Leganes. Messi ayaa 6 ka mid ah goolashaas ka dhaliyay horyaalka La Liga halka uu goolka kale ka dhaliyay tartanka champions League xilli ciyaareedkan. Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa […]

Daawo: 7 Laad Ee Xorta Ah Ee Uu Lionel Messi Dhaliyay Xilli Ciyaareedkan, Boqorka Laadka Xorta
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment