Press "Enter" to skip to content

Daawo: 5-tii Gool Ee Ugu Quruxda Badnayd Ee Uu Mohamed Salah Ka Dhaliyay Premier League

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii cajiibka ahayd ee xilli ciyaareedkan isaga oo gaaray goolkiisii 30-aad ee horyaalka premier League. Salah ayaa kulanba kulanka ka dambeeya ka yaabsada adduunka soona bandhiga qaab ciyaareed cajiib ah waliba dhaliya goolal qurux badan. Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 5-tii gool […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/daawo-5-tii-gool-ee-ugu-quruxda-badnayd-ee-uu-mohamed-salah-ka-dhaliyay-premier-league/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: