Press "Enter" to skip to content

D. Federaalka iyo Mucaaradka oo Heshiis Horudhac ah Gaaray

Shir ka dhacay gudaha garoonka Aadan Cadde, ayaa lagu baajiyay banaanbax lagu waday in maanta uu ka dhaco Muqdisho, waxaa sidoo kale lagu heshiiyay in dowladdu ay raalli gelin ka bixiso wixii dhacay 19-kii bishan Febraayo

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: