Press "Enter" to skip to content

Curaar lagu soo rogay caagagga cabitaannada

Dadka ku nool waddanka Ingiriiska ayaa dhawaan bixin doona curaar haddii ay iibsadaan cabitaan ku jira caagag ama qasacado, si loo dhiirrigaliyo dib u isticmaalka, loona yareeyo in la tuuro. Weli lama go’aansan curaartu inta ay le’ekaanayso, laakinse meelaha kale Yurub marka la fiiriyo waxay u dhaxaysaa 22p oo ah curaarta Jarmalka, ilaa iyo 8p oo ah tan Sweden.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43569522

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: