Press "Enter" to skip to content

Cumar Cabdirashiid oo Ra'isul Wasaare Rooble ugu baaqay inuu magacaabo guddi baara dilkii Ikraan Tahliil

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsan Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: