Press "Enter" to skip to content

Cudurka COVID19 oo ku faafay deegaanada Galmudug

Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in cudurka Covid-19 uu sii faafayo, dad bandanna ay u dhimanayaan. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in maalintiiba ilaa 30 qof ay cudurka ugu  dhimanayaan maamulka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: