Cilmi baareyaal ayaa ogaaday in dadka sida aayarka ah u socda ee miisaan kasta leh ay halis dheeraad ah ugu jiraan u dhimashada fayraska.

Covid-19: Dadka socodka gaaban ‘dhaqso ayey ugu dhiman karaan cudurka coronavirus’
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment