Press "Enter" to skip to content

Ciraaq oo dooneysa inay dhex-dhexaadiso Sucuudiga iyo Iran

Ciraaq ayaa ku casuuntay Iran iyo dalalka Khaliijka Carabta oo ay Tehran kala dhexeyso xurgufta siyaasadeed shir madaxeedka ka dhacaya magaalada Baqdaad, iyadoo ujeedadu tahay qaboojinta xiisadaha soo dhaweeyey colaad furan sanadihii la soo dhaafay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: