Darawalka gaariga ayaa baxsaday, ka dib markii uu isku dayey inuu gaariga jiirsiiyo koox askar ah oo rucle-orod ku samaynayey meel aan ka fogeyn xero ay ku leeyihiin koofurta bari ee Faransiiska. Askarta waxaa u suurto gashay inay ka weecdaan gaariga, kaasoo hore u sii cararay.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43584342
Be First to Comment