Press "Enter" to skip to content

Ciidamo saldhigyo ka sameystay Waddada xiriirisa Jowhar iyo Balcad

Isniin, April, 09, 2018 (HOL)–Ciidamo isugu jira kuwa dowladda Soomaaliya iyo ciidamo AMISOM ah ayaa fariisimo ka sameystey wadada u dhexeysa magaalada Jowhar iyo degmada Balcad gaar ahaan goob hore loogu weeraray ciidamada AMISOM iyo kuwa Milatariga ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta9-155345.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: