Press "Enter" to skip to content

Ciidamada xasilinta oo laga saaray fariisimihii ay ku lahaayeen bartamaha magaalada Muqdisho

Axad, April, 08, 2018 (HOL)-Waxaa guud ahaanba laga saaray fariisimihii ay ku lahaayeen bartamaha magaalada Muqdisho ciidamadii xasilinta ee bilihii ugu danbeeyayba ku sugnaa isgoysyada magaalada, waxaana badalaya ciidamada oo fariisimahoodii la wareegaya ciidamo Booliis ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta8-155327.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: