Press "Enter" to skip to content

Ciidamada Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan BUUR-MADOOW

Khamiis, April, 19, 2018 (HOL)– Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Buur-Madoow oo deegaanka Carmo ee dowlad gobolleedka Puntland uga qeybgalay caleemo saarka mid ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta19-155459.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: