Press "Enter" to skip to content

Ciidamada Kenya ayaa baadigoobaya rag la sheegay in ay qoraan dhalinyarta dooneeysa in ay Shabaab ku biiraan

Arbaco, May, 02, 2018 (HOL)-Ciidamada Booliska ayaa sheegay in ku raad-joogaan islamarkaana ay gacanta kusoo dhigi doonaan Waqti dhaw ilaa 3 Ruux oo la sheegay in ay qoraan dhalinyaradda, kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku sugan yihiin Gobolka Xeebta ah ee Kenya waxayna intaasi ku dareen in ay ka raadinaya Deegaanada Kilifi iyo Lamu.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta2-155598.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: