Ciidamada Israel ayaa xalay Daanta Galbeed ee la haysto ku dilay saddex dagaal-yahan oo Falastiiniyiin ah, howlgalkaas oo ciidamada ay ku qeexeen mid lagu soo qabanayey xubno lagu tuhunsan yahay argagixisanimo.

Ciidamada Israel oo saddex dagaalyahan ku dilay Daanta Galbeed
More from DibeddaMore posts in Dibedda »
- Imaaraadka oo ku dhawaaqay inuu hawada sare ka samayn doono sahan ballaaran
- Waa sidee xaaladda Turkey maalin kadib dib u doorashadii Erdogan?
- Canada oo billowday nidaam cusub oo lagu heli karo visa-ha
- Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha Turkey
- Afar qof oo ku dhintay doon ku degtay waqooyiga Talyaaniga
Comments are closed.