Press "Enter" to skip to content

Ciidamada Israel oo Duqeeyay Gaza

Milatariga Israel ayaa sheegay Sabtida maanta ah inuu fuliyay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla  Marinka Gaza ka dib markii gantaal laga soo riday dhanka Falastiin.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: