Weerar adeegsaday gaari wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurkii xilliga Muqdisho maanta ka dhacay meel gaadiidka lagu baaro, oo ah waddo gasha garoonka dayuuradaha ee Aaden Cabdulle Cismaan.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4335231.html
Be First to Comment