Press "Enter" to skip to content

Ciidamada DF iyo Galmudug oo qabsaday Qaycad iyo Camaara

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada Camaara ee Gobolka Mudug oo ay in muddo ah ku sii siqayeen, sidaasi waxaa idaacadda VOA u sheegay mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Galmudug.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: