Press "Enter" to skip to content

Ciidamada DF iyo Galmudug oo dib u qabsaday Camaara

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasi oo muddo kooban ay saaka soo galeen maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay dadka degaanku u sheegeen idaacadda VOA.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: