Press "Enter" to skip to content

Ciidamada AMISOM oo isaga baxay deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

Axad, April,01, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan ciidanka Burundi ay isaga baxeen deegaanka Cali Fooldheere oo saldhig ku lahaayeen.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta1-155248.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: