Press "Enter" to skip to content

Ciidamada AMISOM oo gurmad u sameynaya dadka ay fatahaadu saameysay ee Beledweyne

Jimco, April, 27, 2018 (HOL) – Fatahaadan oo noqoneysa tii ugu cusleyd ee sanadihii ugu danbeeyay soo marta magaalada Beledweyne ayaa saameyn adag oo dhinaca nolasha ah ku yeelatay Kumannaan Kun oo Qoysas Soomaaliyeed ah, kuwaa oo qaarkoodna u mar kacay deegaannada baxsan magaalada halka kuwo kalana wali biyaha ku dhax go’doonsan yihiin.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta27-155549.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: