Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Buurane ee Gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta qarax lala eegtay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi, kadibna ay dileen haweeney rayid ah.

Ciidamada Amisom oo dilay haweeney rayid ah kadib qarax lala eegtay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment