Dadka dalka Turkiga ayaa maalinta berita ah u dareeraya doorashada ku celiska ah ee madaxweynaha oo ay ku baratamayaan madaxweynaha talada haya Racep Tayyip Erdogan…
Shariif Xaaji oo ka tirsan xisbiga NDP, ayaa noqday xildhibaankii ugu horreeyay ee asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya oo kamid noqda Baarlamanka Gobolka Alberta ee…
Dayax-gacmeedkan cusub ayaa la filayaa inuu shaqadiisa bilaabo sannadka 2028, taasoo laga yaabo inuu jaro xawaare gaadhaya illaa 33,000 oo KM saacaddii, wuxuuna safarkiisu qaadan…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay doorasho adag oo ku celis ahayd oo shalay ka dhacday dalkaasi. Sii akhri
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday nidaam cusub oo dadka sugaya dib u dejinta dalkaasi ay ku heli karaan fiiso booqasho oo ku-meel gaar ah, taasoo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida…
Ugu yaraan afar qof ayaa dhimatay, hal qofna waa la la’yahay kadib markii doon dalxiis oo uu dhirirkeedu yahay 16 meter ay ku degtay harada…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa ugu baaqay Turkiye inay si deg deg ah u ansixiso codsiga Sweden ee NATO, isaga oo sheegay in…
Xisbiga United Conservative Party (UCP) ee Canada ayaa mar kale kuraas aqlabiyad ah ku guuleystay doorashada gobolka Alberta oo dhacday Isniintii shalay. Sii akhri
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhawaan billaabaya muddo xileed-kiisa cusub ee hoggaanka madaxtooyada Turkiga ee shanta sano ee soo socota. Sii akhri