Press "Enter" to skip to content

Caruur si arxan darro ah loogu dilay Baydhaba

Laba caruur ah oo lagu la’aa magaalada Baydhaba ayaa saaka maydkooda la helay. Caruurtan waxaa dhalay Aways Cabdullaahi oo ka mid ahaa xildhibaannadii hore ee baarlamanka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

 

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: