Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in dadka usoo safraya dalkeeda ee sida buuxda u tallaalan aanan laga rabin caddeynta ah inaysan qabin COVID-19, gaar ahaan nuuca loo yaqaanno PCR, taasoo dad badan ay muddo ka cabanayeen.

Canada oo fududeysay shuruudihii safarka ee la xiriiray COVID-19
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
- Sweden oo dagaal kula jirta warar ku eedeeyey inay afduubato caruurta Muslimiinta
- Xiisad siyaasadeed oo ka taagan dalka Liibiya
- Baaritaanka xasuuqii Muslimiinta New Zealand oo mar kale dib loo furay
- Sacuudiga oo marki ugu horreeysay xusay aas-aasihi boqortooyada
- Joe Biden oo ku dhawaaqay cuna-qabateyn ka dhan ah Ruushka
Be First to Comment