Press "Enter" to skip to content

Canada: Dilka qoyskii Muslimka ahaa oo la ogaaday in uu ahaa Islaam Naceyb

Masuuliyiinta magaalada Lonodon ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sheegay in dilkii loo geystay qoyskii Muslimiinta ahaa ee Axadii gaariga la marsiiyay uu ahaa mid qorsheysan oo salka ku haya Islaam naceyb.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: