Press "Enter" to skip to content

Cali Jeyte oo aan ka qeybgalin munaasabadii xil wareejinta guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan

Axad, April, 15, 2018 (HOL)-Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka biyo diiday in uu xilka wareejo kaddib munaasabad maanta ka dhacday magaalada Beledweyne oo uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha cusub ee la magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta15-155414.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: