Press "Enter" to skip to content

Cali Jeyte “ Dhaqaalaha laga qaado gobolka Hiiraan shaqsiyaad gaar ah ayaa Akoonno ku shubta

Isniin,, April, 16, 2018 (HOL) – Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha uu uga biyo diiday in uu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee la magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta16-155418.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: