Press "Enter" to skip to content

Cabsi soo food saartay Darawalada Mooto Bajaajka iyo haween cirbado u adeegsanaya

Talaado, April, 10, 2018 (HOL) –Cabsi weyn ayaa soo food saartay darawalada kaxeeya gadiidka Bajaajka ee ka shaqeysta gudaha magaalada Muqdisho kaddib markii ay soo ifbaxeen maalmihii ugu danbeeyay haween sita cirbado ay ku jiraan dhacaan aan la gareynin wax uu yahay iyadoo maanta inta laga warqabo darawalkii Afaraad haweeney ku dhufatay cirbad in ay ku sidey Virus.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta10-155355.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: