Maxkamadda Caalamga ah ee Garsoorka ICJ ayaa dooratay madaxweyne cusub oo xilka hayn doona saddexda sano ee soo socota, sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay Maxkamadda, waxaana la beddelay Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo u dhashay Soomaaliya.

Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo laga beddelay hoggaanka Maxkamadda ICJ
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment