Press "Enter" to skip to content

Cabdiwali Muudeey : Mooshinka laga keenay Jawaari waa sharci, wuuna dhaqan-galay

Khamiis, Maarso, 15, 2018 (HOL)–Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu sharci yahay mooshinka laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari, sidaana uu ku dhaqan galay.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta15-155036.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: