Press "Enter" to skip to content

Cabdiwali Muudeey : Dastuurkii hore oo ay ansixiyeen odayaasha Soomaaliyeed waa la xaday

Sabti, April, 21, 2018 (HOL)–Cabdiwali Sheekh Muudeey ku-xigeenka ee koowaad Golaha Shacabka ayaa sheegay in Dastuurka hadda lagu dhaqo dalka uusan aheyn kii saxda ahaa oo ay ansixiyeen Ergada Soomaalida sanadkii 2012.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta21-155474.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: