Press "Enter" to skip to content

Cabdiwali Muuddey : Mowshinka Jawaari Waa Ansax

Sida aad idaacadayadii xalayba ku maqasheen, qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Mooshinkaas ayaa la sheegay in uu jabay, ka dib markii tiradii loo baahnaa inay mooshin xareyso la heli waayey.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4299685.html

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: