Press "Enter" to skip to content

Cabdiwali Gaas: Waxaan codsaney in deg deg loogu gurmado dadka ay saameysay fatahaada Beledweyne

Talaado,, 01, May, 2018 (HOL) -Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in ka maamul ahaan siweyn uga xun yihiin daadadka ku rogmaday magaalada Beledweyne, isaga oo ku baaqay in gurmad deg deg ah loo fidiyo dadka ay saameysay fatahaada.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta1-155588.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: