Press "Enter" to skip to content

Cabdiwali Gaas oo u anbabaxay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta

Sabti, April, 21, 2018 (HOL)-Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaaalada Bosaaso isagoo ku sii jeeda magaalada Abu Dabai ee xarunta Isutagga Imaaraadka Carabta.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta21-155475.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: