Press "Enter" to skip to content

Cabdiwali Gaas : Awooda dalka Soomaaliya ma’aha mid ku Uruursan Muqdisho oo kaliya

Khamiis, April, 26, 2018 (HOL )- Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta caalamka kula hadlayay magaalada Dubai ayaa sheegay in Puntland u madax-bannaan tahay in ay gasho heshiisyo caalami ah sida uu dhigayo ayuu yiri dastuurka dowlad gobolleedka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta26-155537.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: