Press "Enter" to skip to content

Buuloburte: Qarax Dilay Toddobo Qof

Ugu yaraan 7 qof oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin ayaa dhintay ka dib markii ay la qaraxday miino waddada bartankeeda lagu aasay deegaan qiyaastii 7 km dhinaca galbeed ka xiga Magaalada Buuloburte.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4327381.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: