Press "Enter" to skip to content

Bulshada rayidka oo ku baaqday in 15 cisho gudaheed lagu soo doorto guddoomiyaha Golaha Shacabka

Jimco, April, 13, 2018 (HOL) – Dallada ay ku mideysan yihiin ururrada bulshada rayidka ee SOSCENSA ayaa ugu baaqday Baarlamaanka Soomaaliya in muddo 15 cisho gudaheed lagu soo doorto guddoomiyaha Golaha Shacabka, kaddib markii uu is casilay guddoomiyihii golaha Prof Maxamed Cismaan Jawaari.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155382.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: