Press "Enter" to skip to content

Brazil oo la ciyaari doonta dalal Afrikan ah kulamo ka dhanka ah cunsuriyadda, laguna tageerayo Vinicius Jr

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Brazil ayaa ciyaaro saaxiibtino la ciyaari doonta laba waddan oo Afrikaan ah, kuwaas oo qayb ka ah ololaha ka dhanka ah cunsuriyadda, laguna taageerayo weeraryahankooda Real Madrid Vinicius Jr, kaasoo cunsurinimo lagula kacay ciyaarihii horyaalka Spain xilli ciyaareedkan.

Comments are closed.