Press "Enter" to skip to content

Brazil: Madaxweynihii hore oo booliska isku dhiibaya

Madaxweynihii hore ee Brazil, Luis lula da Silva, ayaa sheegay in uu isku dhiibi doono booliska ka dib xukuntii maxkamaddu ku riday ee ahaa in uu galo xabsi 12 sanadood ah maadaama lagu helay dacwad musuqmaasuq ah.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43685979

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: