Press "Enter" to skip to content

Boris Johnson oo xayiraad cusub geliyey UK

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo xalay qabtay shir jaraa’id ayaa mar kale ku dhowaaqay in dalka UK uu dib u geliyey xayiraad uu ku hakiyey dhammaan isu socodyada aan muhiimka aheyn.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: