Press "Enter" to skip to content

Boris Johnson oo madaxda G7 ka codsanaya inay tallaalka COVID-19 ugu deeqaan dalalka saboolka ah

Ra'isul Wasaarahaa Ingiriiska Borris Johnson ayaa sheegay in uu ku boorrin doono madaxda kasoo qayb galeysa kulanka waddamada G7 ee la filayo in uu Jimcaha soo socda ka dhaco magaalada Cornwall in caalamka oo dhan la gaarsiiyo tallaalka xanuunka COVID-19 dabayaaqada sannadka 2022. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: