Press "Enter" to skip to content

Boosaaso oo lagu qabtay kulan looga arinsanayay u gurmashada dadka ay fatahaadu saameysay ee Beledweyne

Talaado,, 01, May, 2018 (HOL) – Dhalinyarada Isxilqaamayaasha Puntland oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan Puntland waxaa ay magaalada Boosaaso ku qabteen kulankii ugu horreeyay ee looga arinsanayo sidii loogu gurman lahaa dadka iyo duunyada ku wax-yeeloobay fatahaada wabiga Shabbelle, kulanka oo ahaa mid si weyn looga soo qaybgalay ka qeyb-galay Maamulka iyo macalimiinta Jaamacadaha Puntland, Waxgaradka Gobolka Bari ,Ganacsato , Nabadoono, Saarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta1-155590.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: