Press "Enter" to skip to content

Boorama: Dhallinayo loo Xiray Xirashada Calanka Soomaaliya

Ciidamada booliska ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa shalay gelinkii danbe soo xixiray dhalinyaro ilaa 45 gaareysa oo ay kuu eedeeyeen inay iyagoo ku labisan dharka calanka Soomaaliya ay sawiro iska qaadayeen si ay baraha bulshada ugu faafiyaan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: