Press "Enter" to skip to content

Boorama: Beeralley Tababar loo Furey

Magaalada Boorama waxa tobabar socon doona muddo laba bilood ah loogu qabtay qaar ka mid ah dadka ka shaqeeya daryeelka dhanka deegaanka, kuwaasi oo baranaya kordhinta wax soo saarka xoolaha. Waxa la filaya marka ay dhamaystaan tababarka in la siiyo qalab dhamaystiran oo ay ku hawlgalaan.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4364050.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: