Ciidamo badan oo gaaraya saddex boqol oo boolis ah ayaa lasoo dhoobay magaala madaxda Britain ee London, si ay uga hortagaan weerarada loo adeegsado mindiyaha ama toorida iyo weerarada kale oo muddooyinkii dambe kusoo badanayay London.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43679871
Be First to Comment