Press "Enter" to skip to content

Booliiska Faransiiska oo la tagay madaxweynihii hore Sarkozy

Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa loo sii qaaday saldhig booliis si su’aalo looga waydiiyo eedaymo sheegaya in uu dhaqaale uu ku ol’olaystay ka qaatay madaxweynihii hore ee Liibiya Mucammar Al-Qaddafi.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43468398

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: