Press "Enter" to skip to content

Biyo buux dhaafiyey waddooyinka Muqdisho kadib roobab xooggan

Darawaliinta iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho, waxaa amni-darrada ugu sii darsamay caqabaddo ay kala kulmayaan waddooyinka magaalada oo qaarkood ay xireen biyo ka dhashay roobab magaalada ka da’ayay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: